Jubbaland  Online                          

               Jubbaland Will Bring You The Latest News and Information around the World into Your Living Rooms- The Land of Responsible People

Monday, Septembar 11, 2006

Maxamed Dheere oo ku soo wajahan Jawhar

 Jawhar, Sh/Dhexe

 

Xog hoose oo aan ka helayno ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in Maxamed Dheere oo kal hore   laga eryooday magaalada Baydhabo ka dib markii ay guuldarro ku habsatay xubnihii ku bahoobay in ay la dagaallamaan argagixisada ku sugan Xamar.

Xogta ayaa sheegaysa in Geeddi iyo Kornayl Cabdullaahi Yuusuf si dadban u hortaagan yihiin in Maxamed Dheere xilligaan loo hawl galo. Masuuliyiintaan aan kor ku soo xusnay ayaa waxaa dhexdooda taalla kalsooni darro oo ay adag tahay in ay arrin ka wada hadlaan maadaama mid walba ka baqayo in lagu dacweeyo keligi taliye Meles Zanawi. 

Maxamed Dheere ayaa sugi la' goorta Jawhar gacantiisa ku soo nqonayso.

 

 

 

Jubbaland News desk in Addis Ababa